14,000 oo Qoys oo ka Barakacay Magaalada Kismaayo ayaa ku Dhibaataysan Xeryaha Barakacayaasha Muqdisho (Filim)

Faarax November 28, 2012 0
14,000 oo Qoys oo ka Barakacay Magaalada Kismaayo ayaa ku Dhibaataysan Xeryaha Barakacayaasha Muqdisho (Filim)


 

Hay’adda UNHCR ayaa Filim ay soo Saartay ku sheegtay in Dad badan oo ka Barakacay Kismaayo ay ku Nool yihiin Muqdisho xili Magaaladaas ay Duleedkeeda ku Dagalameen Ciidamada Al-shabaab iyo Xogagga Isbahaysiga is Garabsanayay.

Filim ay Hay’adda Soo Saartay ayaa Tilmaamaya in Dadka ka Barakacay Kismaayo aysan Xiligaan Diyaar u ahayn in ay dib ugu Laabtan Madaama Kismaayo ay Noqotay Magalada ugu Coladda Badan marka loo eego Qaybaha kale ee Dalka.

Dadkaas ayaa sheegaya in Xaalado adag ay Ku Noolyihiin iyagoo Qaarkood ah Qoysas Balaaran waxaana Hay’adda ay sheegtay ila 14,000 in ay ka Barakaceen Kismaayo, waxaana Dadkaas ay raadiyaan la qabsashada Nolasha Cusub Laakin uma muuqata mid Sahlan

 

Haddaba Hoos ka Daawo Filika UNHCR ay soo saartay.

 

 

 

 

Raad Raac News Desk Kismaayo

 

 

 

 

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com