Maxkamada Darajada Kowaad Ee Gobolka Bari oo Xukun Dil ah riday .(( Digniin ha dawan sawirada hadaadan xamili karin ))

Bosaso Office November 7, 2012 0
Maxkamada Darajada Kowaad Ee Gobolka Bari oo Xukun Dil ah riday .(( Digniin ha dawan sawirada hadaadan xamili karin ))


Maxkamada Darajada Kowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta dil togasho ku xukuntay gacan ku dhiigle C/samad Xuseen Xaaji yuusf kasoo habeen hore wiil dhalanyaro oo ay saxiibo ahayeen ku dilay Gudaha Magalada Bosaso wiilkasi ayaa lagu magacabi jiray Abaadir Iimaan Axmed.

Ninkani ay maanta Maxkamada Xukuntay ayaa qoort iyo garbaha iyo luga faas uga jaray Nin ay saxiibo ahayeen ka dib markii ay is khilafeen .

Xeer ilaaliyaha Maxkamada Darajada Kowaad Ee Gobolka Bari Mudane Bashiir Ismaciil Axmed ayaa Raadraac u sheegay in gacan ku dhiiglC/samad uu qirtay Dabiga ayna Maxkamada ku xukuntay Dil toogasho ah .

Ganac ku dhiiglahani ay Maanta Maxkamada Xukuntay oo Da,diisu ay tahay 32 sano ayaan cadyn sababaha ku kalifay in uu dilkani uu geesto hase yeshee waxaa uu qirtay in uu cabsanaa xiligii uu falkani ku kacayay .

Sawirada Marxuum Abaadir Maydkiisa .


 

 




 

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »