Idaacadda Daljir Qaybteeda Gaalkacyo ayaa Dood ku Aadan Xaladda Amni ee Magaalada u qabatay Dhinacyo ka soo kala Jeeda Puntland iyo Galmudug.
Doodda oo ay ka dhex Muuqdaan Gudoomiyaha Gobalka Mudug Maxamed Yusuf Tigey, Cali Aloore oo kamiah Odaayasha Galmudug iyo xubno kale aya dhinac walba waxaa uu Dhiaca kale ku edeyey wada shaqay la’aan iyagoo tusalooyin u soo qadanayayarrimihi ugu Dambeeyey Dadkii la xiray iyo kuwii la afduubay.
Hoos ka Dhagayso Doodda
http://www.radiodaljir.com/resources/files/Bar%20Manhadal%20Cabdirsq%20Silver%2023-11-2012%20Galk 2.mp3
Raad Rac News Desk Puntland Office E-mail: raadraacnews@gmail.com
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —








Comments are closed.