10 Askarta itoobiya ah oo maanta ku dhintay qarax lagula beegsaday Xuduuda ay wadagaan Gedo iyo Bay

Faarax December 13, 2012 0
10 Askarta itoobiya ah oo maanta ku dhintay qarax lagula beegsaday Xuduuda ay wadagaan Gedo iyo Bay


Sida Idaacada Andalus ee Afka al shabaab ku hadasha  goor dhaw laga baahiyey ayaa waxa ay xarakada Alshabaab sheegteyn qarax ka dhacay xuduuda ay wadaagaangobolladaBayiyo Gedo oo lagu dilay askar badan oo itoobiyaan ah.



Warar ka ayaa intaas ku daraya in Qaraxa oo ahaa miinada meelaha fog laga hago ayaa waxa uu haleelay gaari Uuraal ah sida la sheegay oo ciidamo badan itoobiyaan ahaana la socdeen.

Deegaanka Yurkut oo ah meesha qaraxa uu ka dhacay ayaa waxa halkaasi buux dhaafiyey ciidamo kale oo itoobiyaan ah kana soo gurmaday degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Al shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada qaraxaasi waxaana sargaal uhadlay uu sheegay in qaraxaasi ku dileen in kabadan 10 xabashida itoobiya sida uu hadalka uyiri.

askarta itoobiyaanka khasaaraha gaaray inta uu la eg yahay dib kala soco Raadraacnews.com  insha allah

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com