Cayaaryahnedii isgu soo haray abaalmarinta cayaaryahanka ugu wanagsan Xulka Ingiriiska

Faarax December 8, 2012 0
Cayaaryahnedii isgu soo haray abaalmarinta cayaaryahanka ugu wanagsan Xulka Ingiriiska


 

Xiriirka kubbada cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa ku dabaoolka ka qaaday cayaaryahanada isugu soo haray abaal marinta cayaaryahanka sanadka ee xulka qaranka Ingriiska ,taasoo sanado badan kadib laga waayay xidiga Man United Wayne Rooney .

Taageerayasha xulka Ingriiska ayaa codkooda ku dhiibtay in Ashley Cole, Steven Gerrard, Joe Hart, Glen Johnson iyo Danny Welbeck ay yihin shantii ugu wanaagsaneyd wadankaas sanadkaan dhamaadka ah.

Cayaaryahnadan ayaa ka qeyb galay koobkii qaramada yurub waxaana ay dawr fiican ka ciyaareen 13-kulan oo ay Ingriisku ciyaareen sanadkaan ,waxaana lagu kala saari doonaa codeyn kale oo lag qaadi doono dadka udhashay wadanka England.

 

Cabdiqani Cabdullahi Irbad Falanqeyaha Ciyaaraha ee Raadraac News

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.