Ciyaaryahanada kubbada cagta Eritrea ayaa dawladda Uganda ka dalbay dib u dejin.

Faarax December 6, 2012 0
Ciyaaryahanada kubbada cagta Eritrea ayaa dawladda Uganda ka dalbay dib u dejin.



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

 

17 ka mid ah ciyaaryahandii xulka Eritrea ayaa shalay ku goostay dalka Uganda ayaa lagu so waramayaa iney is dhibeen si qoxootinimo loogu qaabilo .

David Apollo Kazungu oo ah gudoomiyaha qaxootiga u qabilsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa u sheegay BBC-da in ciyaaryahanadii goostay ee xulka Eritrea uu la kulmay manta ayna ka hadleen sababaha ay isku dhiibeen

.“waxay ii sheegeen in xaalada wadankoodu ay khatar tyahay  ayna rabaan  nolal caadi ah ayuu yari David Apollo Kazungu.

Kazungu ayaa intaas raaciyey in sidoo kala eey ciyaryahanadan u gudbiyeen Hay’adda qaramada midoobe u qaabilsan qaxootiga ee (UNHCR) sidii ay u caawin karaan 17-kaan ciyaaryahano ee reer Eritrea donayana in qaxootinimo loo qaabilo

Xulka Eritrea ayaa dhawan laga soo reebay ciyaarah Cecafa Senior Challenge Cup ,markii bar bar dhac ay la galeen Zanzibar iyagoo laba guul daro oo kala duwana kala kulmay Malawi iyo Rwanda.

Nicholas Musonye oo ah xoghaya Cecafa ayaa yiri ,waxaa uu ahaa war lagu farxo in dib loo helo ciyaaryahanadii xulka Eritrea.

 

Falanqeyaha Ciyaaraha Cabdiqani Sheikh Cabdulahi Irbad

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.