Daawo Sawirada Dhalinayaro Soomaalyeed Guul Ka Gaartay Dhanka Sports-ka Dalka Sweden

Faarax December 28, 2012 0
Daawo Sawirada Dhalinayaro Soomaalyeed Guul Ka Gaartay Dhanka Sports-ka  Dalka Sweden


Waxaa maalimadii shalay aheyd Xaflad Casho Sharaf ah, oo aay soo agaasimeen Team Som United oo Sanadkiid mar laqabto ayaa ka dhacday Juba Restorant ee Magaalada Stockholm Wadanka  Swedan.

Xafladaan ayaa abaal marin lagu siiyay qaar ka mid ah dhalinyaro Team Som united   ku guuleeysatay tartan xaga cayaaraha ah.

Masuulyiintii  xagaas ka hadlay ayaa waxaa kamid ah, Feisal Makaraan oo ah gudoomiyaha Seuki. Rugcadaayada Sports iyo waalidiinta

Dhamaan daadkii   meshaasi ka hadlay ayaa si isku mid ah ugu   booriyay dhalinyarada in eey sii xoojiraan taba barkooda xaga cayaaraha si ay uga gaaraan guul la taaban karo,

Halkaan Ka Daawo Sawirada Dhalintii Abaalmarinta La Siiyay

Xafladaan oo si wanaagsan loo soo agaasimay, ayaa waxeey ku soo idlaatay sidii loo ku talagalay.

By: Mohamed Abdikaadir Daahir (Ashraf)

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com