Dawlada Talyaniga oo sheegtay in Maamulka Puntland ay ka cawinayso sugida Amniga .

Bosaso Office December 13, 2012 0
Dawlada Talyaniga oo sheegtay in Maamulka Puntland ay ka cawinayso sugida Amniga .


xukuumada Roma oo saxiib dhaw la ah dalka soomaaliya isla markaana mashariic badan balanqaaday in ay ka fulinayso qeebo badan oo ka mid ah dalka soomaaliya gar ahaan maamulada ka jira dalka .

Safiirka Talyaaniga ugu qeebsan soomaaliya Andrea Mazzela in ay walaac xoogan ka qabaan qulqulka kooxda al shabaab Ee Buuraha Golis ama GalGala Ee duleedka Magalada Bosaso dhaca .

safiirka xukuumada Talyaaniga Ee Dalka soomaaliya oo ka hadlayay warsaxafaded puntland ay kaga hadlaysay hawlgal ay ka samaysay buuraha galgala ayaa balanqaaday in xukuumada Roma ay sii laba jibaarayso tageerida ay siiso xukuumada Puntland waxaa una intaasi raaciyay in ay garab ka siindonaan sugida Amniga .

safiirka ayaa tilmaamay in Puntland ay dadaal xoogan u gashay in ay iska caabiso weerarada al shabab waxaa ayna nafta u hurtay buu yiri sidii loola dagaalami lahaa kooxda al shabaab Ee kusugan buuraha Galgala.

Raadraacnews.com-Bosaso office

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com