Gaas “Waan u Jeeda Arrimaha Puntland Laakin Waa Doorka Isimada Go’anka Kama Dambayskana waxuu ahaa Marwalba Dhankooda”

Faarax December 31, 2012 Comments Off
Gaas “Waan u Jeeda Arrimaha Puntland Laakin Waa Doorka Isimada Go’anka Kama Dambayskana waxuu ahaa Marwalba Dhankooda”


 

Raisulwasarihii Hore ee Somaaliya Cabdiweli Gaas oo isagoo Jooga Maraykanka ka qaybgalay Barnaamij VOA kaga hadashay Dhacdooyinkii Dalka ee Soomaaliya ayuu ka hadlay arrimo Badan oo Soomaaliya iyo Puntland ahba.
Mar uu ka Hadlay arrimaha Puntland ayuu si Dadban carabka ugu Dhuftay arrimo ay Kamid yihiin Xaladda Dalka Gaar ahaan Puntland inkastoo uu u Muuqanayay in uu ka Gaabsanayay in arrimo Qar uu sii Dhexgalo.

Arrimo ay Kamid yihiin Juboyinka ayuu iyana ka hadlay.
Dhanka isimada iyo Dadka ku dhaqan Puntland ayuu Sheegay in xiligaan ay u Taalo in arrimahooda ay Xal Ka Gaaran.

 

 

Haddaba Hoos ka Dhagayso Waraysiga Gaas oo uu la Yeeshay Daadiyihi Barnaamijka Cabdicasiis Cusmaan (Sadaam) oo Ka Tirsan VOA

Gaas USA

 

Soo Gudbintii Raad Raac News

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress