Gudoomiyaa Barlamaanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihin Kalfadhigii Barlamanka ee socda iyo sababaha keenay in wakhtigaan u sii sodo iyadoo wakhtigiisi la dhafay.
Waxaa kalo Gudoomiyaha uu ka hadlay in Xildhibaanada ay kenan dhalilahooda Gudaha Barlamaanka.
arrimaha shanta sanno ee Barlamaanka ansixiyay ayuu sidoo kale ka hadlay, weriyahana waxa uu dhinacyo badan ka weydiyay in wakhtiga ay fadhiyan Balamaanka la sii fogeynayo iyo inkale taaso Gudoomiyaha Barlamanka uu sheegay in Barlamaanka ay shaqadooda wadanayaan inta howlaha horyaalaan.
Weriye Faysal Khaliif Barre oo waraystay Gudoomiyaha Maanta mar uu Boqday Xarunta Barlaaanka Hoos ka dhagayso.
Raad Raac News Garoowe Office
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —












Comments are closed.