Deeqo C/qaadir Axmed Oo ah Gudoomiyaha Dagmada Wartanabadda Ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta ka soo Dagtay Garoonka Diyaaradaha Ee Waqooyi Bari ee Magaalada Gaalkacyo
Gudoomiyaha ayaa Garoonka waxaa ku soo dhaweyay Qeybaha Bulshada iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Galmudug
Lama Sheegin Ujeedka ay u timid Magaalada Gaalkacyo ayaa haddane Wararka qaar waxaa ay sheegayaan in ay u timid sidii ay u ogaan laheyd Xaalada Magaalada Gaalkacyo iyo Gobolada Dhaxe iyadoona Wararka qaar ay sheegayaan in ay u timid in ay ka qeyb gasho Furitaan Xarunta Madaxtooyada Galmudug Oo Dhawaan Dhismaheeda La soo Gaba gabeyay
Wixii Ku soo Kordha kala soo halkaani iyo Sawirada Soo Dhaweynta hadii eeba idmo
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —









Comments are closed.