Jubun laga sameeyo Caanaha Dameeraha ayaa kiiladii gaadhey 1,300 oo DollaR

Faarax December 11, 2012 0
Jubun laga sameeyo Caanaha Dameeraha ayaa kiiladii gaadhey 1,300 oo DollaR


 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa markeliya suuqayada wadanka Serbiya hadheeyey caana La fadiisiyey (Jubun) oo caano dameeraad ah taas oo gaadhsiisey qiime aan la malaysan karin kiiladii oo ah 1300 oo doolarka Maraykanka ah.
Ciyaartoy Caana oo lagu magcaabo Novak bought ayaa markeliya la wareegey waxsoosaarka shirkada Caanaha Dameeraha ee sanadka soo socda 2013ka taas oo gayeysiisey in iibka Labeenta laga fadhiisiyo caanaha Dameeraha ay gaadho 1,300$.
Zazvi? Cheese Company (????????? ?????? ???) oo ah shirkada bilawday inay ka ganacsato caanaha dameeraha ayaa ah mid aad u awood yar iyadoo uu madax shirkadaasi sheegay in hada ay dhibaatadda ugu badan ee haysataa in ay tahay dalabka dadka oo badan iyo shirkada oo aan soo saari karin wax ku filan isagoo ku sababeeyey in aanay helin qalab lagu liso dameeraha, waxa kale oo uu sheegay inay halka kiilo ee Jubunka ah (Caano la fadhiisiyey) ay ka sameeyaan 25 litir oo caano ah.
Caana Fadhigan ayaa xayaysiisyada laga sameeyey lagu sheegayaa inay wax ka taraan dhinaca awooda iyo caafimaadkaba
Seynab Cabdi Warsame
Xidigta6@hotmail.com


|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.