Maskan oo ah nooca lagu magcaabo Anaconda ayaa wax ka yar 10 daqiiqo ku liqay sac kaas oo amakaag ka qaadeen dadkii daawanaayey markii uu sacaasi caloosha u diraayey.
maskan oo ku nool waqooyiga wadanka Baraasiil ayaa dhererkiisu gaadhaa ilaa 10 mitir hase yeeshee malaha wax sun ah waxana uu u soo qaab egyahay Jebisada hase yeeshee waa uu ka dhaqan duwan yahay isagoo liqa dad iyo duunyo waxa uu helo isla markaana waqti ka yar 6 daqiiqo banaanka ku soo daadiya dhamaan wixii lafo ahaa ee calooshiisa galay, waxana uu si fudud ugu dabaalan karaa biyaha, halka berigana uu ku dheereeyo taasina ay tahay mid aan laga baxan karin balse maaha badanaa mid daalin ah.
Seynab Cabdi Warsame
xidigta6@hotmail.com
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —











Comments are closed.