Maxaa kala haysta Man Utd & Man City Warbixin xiisabadan & Sawiro

Faarax December 8, 2012 0
Maxaa kala haysta Man Utd & Man City Warbixin xiisabadan & Sawiro



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

 

Tababarha kooxda Manchester  United Sir Alex Fergson & kan Man Citay  Roberto mancini ayaa saxaafada isku marinaya hadlo xamasadaysan oo ku aadan cayaarta berito oo Axada ee Derby Manchester.

Sir Alex ayaa muujiyey walaaca ku ku qabo garsoorayaasha,wuxuuna xusay in 21-rigoore  ay u dhigeen kooxda city badankoodana ay xilliyadaasi ay ku cayarayeren gurigooda 12kii bilood ee la soo dhaafay,wuxuu sheegay inay rajaynayan inay ka adkadaan Man City.

Dhinaca kele tababre Mancini ayaa u jawaabay Sir Alex wuxuuna tilmaamay inuusan ku mashquulin garsoorayaasha,taa badelkeedna uu suga cayaarta berito,wuxuu carabka ku adkeeyey inay leeyihiin awood ay ku maquuniyaan United.

Kulanka Manchester Derby ayaa ah midka ugu sareeya Uk waqtigaan waxaase uu yahay kulan waligiis soo jiray oo xiiso lahaa.

Sida ay qortay jariirada Daily Mail kulanka labadan koox ayaa waxaa daawan doona 720 milion oo qof waxaana laga dawan doonaa 212 wadan oo ku yaala daafaca aduunka.

 

 

 

Cabdiqani Cabdullahi Irbad Falanqeyaha Ciyaaraha ee Raadraac News

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.