Mourinho “Abaalmarinta cayaryahanka caalamka Messi ayaa loo qorsheeyey”

Faarax December 5, 2012 0
Mourinho “Abaalmarinta cayaryahanka caalamka Messi ayaa loo qorsheeyey”


 

Tababaraha Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay  in Lionel Messi horey loogu go’aamiyay in uu qaato abaal marinta Fifa Ballon d’Or,wuxuuna beeniyey inuu ka tegayo kooxdiisa

Real Madrid macalinkeeda ayaa shaagey in ku guuleestaha abaal marinta Fifa Ballon d’Or horey loo go’aamiyay tasoo uu la jeeday in madaxda kubada cagata ay si hoose ugu abaabuleen Lionel Messi.

Kadib kulankii Madrid’s 4-1 ee xalay Champions League ugu adkaatay Ajax Mourinho ayaa ku hadaqay ” Ballon d’Or horey ayaa loo dhiibay uu ula jeedo Messi”

“hadii gudoonka sare ee xiriirka kubada cagata eey go’aan iska gaaraan , ma jirto wax kaloo kuu banan” in lagu qanco mooyee

Dhinaca kale daafaca kooxdiisa Ramos ayaa ku dhiiri galiyay Mou in kooxda Real Madrid eey tariq u tahay sii joogitankiisa .

 

Falanqeeyaha Ciyaraha Cabdiqani Abdullahi Irbad 

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.