Qarax Goor Dhow ka Dhacay Masjid ku Yaal Islii Nairobi

Faarax December 7, 2012 0
Qarax Goor Dhow ka Dhacay Masjid ku Yaal Islii Nairobi


Qaraxaan oo la rumeysan yahay in uu ahaa Bambo gacanta lag tuuray ayaa  lala beegsaday Masjidaka Al-Hidaaya oo ku yaaal Wada Jaamka ee Xaafada Islii.

Waxaana caawa Masjidka ku sugnaa Xildhibaanka laga soo doorto Deeganka Kamankuji ee Xaffada Islii Mudane Yusuf Xasan Cabd.

Qaraxa ayaa Gaystay Qasaro Dhimasho iyo Dhaawac ilaa hadda lama Shaacin Tirada Rasmiga ah waxaana Goobta oo aad u Mashquulsan awadeed aan lahayn Qasaaraha inta uu Garsiisanyahay.

Masjidka ayaa waxaa u Badan oo Wajibaadka Saladda ku guta Dadka Soomaalida ah ee halkaas ku dhaqan.

 

Wixii ka soo baxa Goor dhow la soco

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com