Siyaasi C/laahi siciid Samatar oo Bosaso Si Xoogan loogu soo dhaweeyay (Cod Iyo Sawiro)

Faarax December 6, 2012 0
Siyaasi C/laahi siciid Samatar oo Bosaso Si Xoogan loogu soo dhaweeyay (Cod Iyo Sawiro)


Waxaa manta garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Bosaso si diiran loogu soo dhaweeyay  siyaasi C/laahi siciid Samatar isla markaana u taagan xilka Madaxtinimada puntland sidoo kale soo dhawaynta ayaa ka qeebgalay  siyaasiyiin xilal kala gedisan kasoo qabtay Puntland gaar ahaan Dawlada haatan jirta .

Soo dhawaynta S/laahi siciid Samatar ka dib ayaa waxaa losoo galbiyay hotga uu ka daganyahay Magalada Bosaso Ee xarunta Ganacsiga Puntland halkaasi uu saxafada uu kula hadlay .

Siyaasi C/laahi siciid Samatar ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabasan waqtiga u haray Dawlada haatan jirata Ee uu hogaamiyo Madaxwayne C/rxmaan faroole waxaa uuna sheegay in gudiga Fulinta todobada bisha january 2013ka ayna aqbali doonin in ay maalin ay ku darsadaann

Dhinaca kale C/laahi siciid Samatar yaa ugu baaqay isimada Puntland in ay arimaha haatan ka jira Puntland in ay soo farageliyaan ayna doorkooda cayaraan inya soo farageliyaa wadada ay haatan ku socoto Puntland .

C/laahi siciid Samatar ayaa xilal kala gedisan waxaa uu horay uga soo qabtay dawladihii hore ee puntland iyo tan haatan jirta uu hogaamiyo Madaxwayne faroole isagoo ka ahaa wasiirka Amniga .

 

Codka Jen Samatar Hoos ka Dhagayso

musharax-gen-samatar6

 

Daawo Sawirada Samatar

 

Raadraacnews-Bosaso office

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Ee Dalka

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com