Suxufiyinta Puntland oo Walaac Xoggan ka Muujiyay Xeer Cusub oo lagu Dhaqi Doono Suxufiyiinta Puntland (Dhagayso) Xeerka Maxuu Qeexaya ? (Akhriso)

Faarax December 4, 2012 0
Suxufiyinta Puntland oo Walaac Xoggan ka Muujiyay Xeer Cusub oo lagu Dhaqi Doono Suxufiyiinta Puntland (Dhagayso) Xeerka Maxuu Qeexaya ? (Akhriso)



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

 

Garoowe 04-12-2012 Gudoomiyaha Ururka Suxufiyinta Soomaaliyeed ee NUSOJ sidoo kalana ah Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Saxafadda kula Hadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Maamulka ay ka Doonayaan in laga Talageliyo Xeerka Cusub ee Saxafadda Puntland lagu Dhaqi Doono oo uu Tilmamay in uu u Bahanyaay in Dhinacyo badan laga Eego.
Hadalka Burhaan ayaa Ku soo Beegmay Kadib Marki Wasiirka Warfafinta Puntland uu ka Sheegay Xaflad ay Idacadda Daljir u Samaysay Sannadguuradii Seddaxaad ee Barnaamijka la Dagalanka Burcadbadeedda in Todobadkan la Horgeyn doono Xeerkaan Cusub Barlamanka Kaddibna ay ansixin doonaan taso Suxufiyin badan ay ka Carodeen.

 

Arrintan ayaa sidoo kale waxaa Walaac ka Muujiyay Saxafiyiin Badan oo ku Baaqaya in dib u Eegis lagu Sameeyo Xeerkan Barlamankana ugu Baaqay in ay Si Ficaan u eegan isla Markana ay arkaan Dhinacyada ay Qusayso.
Hoos ka Dhagaso Codka Burhan uu kaga Hadlayo Arrimaha ay Didanyihiin

Warsaxafadeed Burhaan

 

 

Nuqulo kamid ah Xeerka Cusub oo la soo Gaarsiiyay Raad Raac News hoos ka Akhriso

 

 

 

 

 

 

 

 

Draftiga Hoose waxuu ka Hadlayaa Heshiis horay u dhexmaray Wasaaradda Warfaafinta iyo Ururka Suxufiyiinta Puntland ee ku Sabsan si wadajir u Habaynta Saxaafadda Puntland.

 

draft statement on legal framework protectiong FoE.doc -Somali1

 

 

Raad Raac News Desk kala Xiriir raadraacnews@gmail.com

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.