Urur Siyaasadeedka Midnimo oo Baaq u diray Dawlada Puntland.(Dhagayso Baaqa Gudoomiyaha Ururka )

Bosaso Office December 13, 2012 0
Urur Siyaasadeedka Midnimo oo Baaq u diray Dawlada Puntland.(Dhagayso Baaqa Gudoomiyaha Ururka )



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

waxaa maanta shir jara,id magalada Bosaso ku qabatay Gudoomiyaha Urursiyaasadeedka Midnimo Dr.saadaq Eenow shirkani jara,id ayaa ahaa mid baaq loogu dirayay xukuumada haatan jirta uu hogaamiyo Dr.saadaq Eenow .

xisbiga midnimo ayaa ugu baaqay Dawlada Puntland uu hogaamiyo C/raxmaan faroole in ay wadahadal ay la furto kooxaha mucaradka ah waxaa uuna ugu baaqay xukuumada in ayqabato shir caalami ah oo loo dhan yahay kasoo ay ka soo qeebgalayaan dhamaan odayaasha dhaqanka ,ganacsatada iyo isimada kasoo looga arinsanayo buu yiri qilaafka taagan .

Gudoomiayah ururka midnimo Dr.saadaq ayaa dhanka kale sheegay in dhamaan xukuumadihii hore Ee soo mara Puntland ay ku fashilmeen in ay hirgeliyaan maxkamad dastuuri ah oo saxda khilafadyada u dhaxeya dawlada iyo Mucaradka waxaa una xukuumada haatan jirta ugu baaqay in ay hirgeliso maxkamad dastuuri ah si looga gudbo khilaafka ku aadan sanad kororsiga ayna sharciga waa fajiso .

halkan ka dhagayso Codka gudoomiyaha oo dhamaystiran .

Halkaan-kadhegayso-Codka-gudoomiyaha-Urur-siyaasadedka-midnimo

Raadraacnews.com-Bosaso office

 

 

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.