Oday Xirsi Bulxan Faarax oo kamid ah Odaayasha Puntland ee sida weyn loo yaqaan isla markaana horay uga Mid ahaa Barlamankii Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan Dalka Sweden Waraysi uu siiyay Caawa Idaacadda VOA uga hadlay arrimaha Puntland Gaar ahaan Siyaasadda waxaana uu Baaq kala duwan u diray Dhinacyo Badan.
Waraysiga Xirsi Bulxaan ayaa ku Saabsanaa Dhamantiisa Siyaasadda Guud ee Maanta Puntland.
Hoos ka dhagayso Waraysigaasi oo ay Qaaday Idaacadda VOA Laanteda Soomaaliga
Xirsi Bulxan Faarax
Raad Raac News Desk kala Xiriir raadraacnews@gmail.com la Soco Mar Walba Xogtii ugu Dambaysay ee Dalka Guud ahaan.
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —








Comments are closed.