Nooc Baradhada Kamid ah oo Faransiiska Kiilada ka Maraysa 700 Dollar

Faarax January 1, 2013 Comments Off
Nooc Baradhada Kamid ah oo Faransiiska Kiilada ka Maraysa 700 Dollar


 

 

 

 

 

 

 

Baradhada loogu magacaabo Labunuut ayaa waxaa kiiladeeda la siiyaa lacag dhan 700 oo doolarka Maraykanka ah iyada oo baradhadan ka baxdo dalka Faransiika oo kali ah isla markaana si gaar ah loo beero.



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

Waxaa sabab u ah in lacagtan kiiladeeda baradhadan la siisto iyada marka la cara rogayo goota lagu beerayo lagu daro dir gaar ah oo laga soo guray bada loona engejiyay taasoo ukordhinaysa dhadhan gaar u ah baradhadani.
Baradhadan loo yaqaano Labunuut ayaa way ka baxdaa oo kaliya jasiirada Noirmotier ee dalka Faransiiska iyadoo sanadii 20 tan oo kali ah laga beero baradhadan ,waxaana xusid mudan inaan lagu gurin mishiino sida dhirta kale balse gacanta loo adeegsadao iyada oo looga baqaayo in ay wax gaadhaan isla maalintaana waxaa loo qaybiyaa hudheelada dalkaasi ku caankaa baradhadan.

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.