Alshabaab oo Sheegtay in uu Dhawaci soo Gararay u Dhintay Askari Frances ahaa (Daawo)

Faarax January 14, 2013 0
Alshabaab oo Sheegtay in uu Dhawaci soo Gararay u Dhintay Askari Frances ahaa (Daawo)


 

Al-shabaab ayaa Barta Internetka soo dhiigtay Goor dhow Sawirka Meydka Sargaal Faransiis ahaa oo ku Dhawacmay Weerarki Habeen Hore Comandoska Faransiiska ku soo qadeen Bulamareer kaaso ay ku Donayen inay ku Furtaan Alex oo Muddo seddex sanno ku afduubna Deeganada ay Al-shabab ka Taliyaan.
Alshaba ayaa sheegtay in Sargaalka Faransiiska ee ay Meydkiisa oo Bandhigeen in uu u Geeriyooday wax yar Kaddib Dhawac Halis ah oo soo Garay kaddib Markii ay Goobta Dagaalka ka dhacay uga Tageen Saaxabidiisi.
Balse Dad badan ayaa Shaki ka Muujinayay in Al-shabaab ay Dhameystirtay ama Dishay, Inkastoo Taas aan lagu Sheegin Bayaan ka soo Baxay Al-shabaab oo ay kaga Hadlen Dhacdadii Buula-Mareer.
Al-shabaab waxaa kaloo ay soo Bandhigeen Sawiro Muujinaya Agab Milatery oo Ninkaasi ag Yaalay Markii ay Goobta Gaareen, Waxaa Kaloo ay Shabaab sheegeen in ay Heleen Siro Milatery Inkastoo aysan Shaacin Waxa Sirahaasi ay Yihiin.
Marka laga soo tago Qoralka Al-shabaab Dowladda Faransiska waxay sheegtay in ay Al-shabaab ka Dileen Dagaalyahao badan intii uu Howlgalka socday Inkastoo ay ku Guuldaraysteen Badbaadintii Alex ee ay u soo Howlgaleen.
Madxda Al-shabaab ayaa Qoraalkooda ku Yiri Waxaan Go’an ka Gaarnay arrinta Alex iyagoo ku adkaysanaya in uu Noolyahay ayna Gacanta ku hayaan hadda, laakin ma aysan shaacin waxa Go’ankasi uu Yahay, Alex waa Ninkii ay Ciidamadan Badbaadin lahayeen Sannado badana ay Haysteen Al-shabaab Kaddib marki ay Muqdisho ka Qafasheen.

Daawo Sawirada la soo Bandhigay

faance troop1

france troop2

france2

france3

 

 

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —







Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com