Cecil Shaw oo ah ganacsade caan ah uu u dhashay dalka
Shiinaha ayaa ku balan qaaday inuu siin doono lacag dhan 65 milyan oo doolarka maraykankaa ninkii ogolaada in uu guursado gabadhiisasa Jiji Shaw oo 30 jir ah.
Ganacsadahan ayaa waxa uu ku xidhadhy nin alaale iyo ninkii doonaya inuu guursado gabadhiisa inuu ugu horayn la soo heshiiyo inantiisa balse ma magacaabin dal gooni ah sida ay soo bandhigtay shabkad wareeda loo yaqaano Reuters .
Arintan waxay shabkdu u sababaysay in Jiji Shaw dhamaadkii bishii afraad e sanadkii aynu ka soo gudubnay ay ku guursatay saaxibadeed oo gabadha ah taasoo ganacsadahan ku kaliftay inuu ku abaal mariyo ninka gabadhan ka guursada ,balse waxaa ugu yaab badnayd in Ragii ugu badnaa ka soo codsadeen abaheed ay u dhasheen Itoobiya iyo Maraykanka
saynab cabdi warsame
xidigta6@hotmail.com
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —








Comments are closed.