waa magaalada Bosaso oo ayka socdaan hormar aan weli horay loo arag ,dhismoyin casri ayaa qeybo badan oo ka mid ah Magalada si xawli ah uga soconaya .
waxaana gabi ahaanba isbadal xoogan lagu samaynayaa dhismoyinkii horay u jiray oo laga dhigayo goobo Ganacsiga, shirkado ayaa ka muuqanaya oo naqshadeen ku wado dhismoynka kala gedisan Ee Magalada .
Daawo Qayb Kamid Sawiro Badan oo an ku Egayno Bilicda Magaloyinka Dalka Qaybtii 1aad ee Bosaso Kuwa Kale oo Bosasana Filo Dhowaan.
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —








Comments are closed.