Diyaaradii Somali Airline oo Dawlada Mareykanka bool bool ukala dhig dhigtay (Daawo Sawirada)

Faarax January 3, 2013 Comments Off
Diyaaradii Somali Airline oo Dawlada Mareykanka bool bool ukala dhig dhigtay (Daawo Sawirada)


Gobolka San Fransisco oo kuyaalla Dalka Mareykanka ayaa waxa la sheegay in shirkad laga leeyahay dalka mareykanka ay halkaasi geysay diyaaradii Somali Airline kadibna la fur furay dhamaaneed.

Mid ka mid ah website-yada caalamiga ah ee Siraha Dawlada Mareykanka kasoo horjeeda ayaa faafiyey Sawirada Somali Airline diyaaradii Somaliyeed oo la kala dhig dhigay.

Hadab hoos ka daawo sawirada oo ku qanac warkaan soo gudbinay



|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.