Gerard Pique: Dabeecad Xumida Tababare Jose Mourinho Waxa Ay Soo Baxdaa Marka Uu Guuldareysanayo.

Faarax January 14, 2013 6
Gerard Pique: Dabeecad Xumida Tababare Jose Mourinho Waxa Ay Soo Baxdaa Marka Uu Guuldareysanayo.

 

Daafaca dhexe ee Barcelona Gerard Pique ayaa aaminsan in tababaraha Real Madrid Jose Mourinho in badan laga gaabsaday in laga hadlo dabci xumadiisa marka uu badinayo.

Kooxda heysata horyaalka La Liga ayaa fadhisa kaalinta 3aad ee horyaalka iyagoo 18 dhibcood ka danbeeya Barcelona oo hogaanka heysa, waxaana daafaca Blaugrana uu aaminsan yahay in inbadan loo sabray habdhaqanka Mourinho.

“Waxaan xusuustaa in markii Real Madrid ay badineysay, in Mourinho ay u meel martay dil.” ayuu yiri 25 jirkaan sida ay qortay jariirada AS.

“Xitaa halkaan ayuu yimid oo uu isha farta ka geliyay Tito. Immisa kulan ayaa loo ganaaxay taas darteed? Waxba.

“Haatan Mourinho waxa ay isku dhaceen Iker Casillas, waxa uu u hanjabay joornaaliiste, dadkana waxa ay bilaabeen inay dhaleeceeyaan isaga. Mourinho mar walba ayuu sidaas ahaa, tan iyo markii uu yimid La Liga. Wax walbana waa ay u meel mareysay.”

Inkastoo Real Madrid ay si aad ah uga danbeyso Barcelona, Pique ayaa aaminsan in weli ay fursad u heystaan inay difaacdaan La Liga.

“Weli waxaan Madrid u texgelinayaa inay yihiin kuwa horyaalka u tartamaya ilaa iyo inta xisaab ahaan aysan macquul u aheyn inay horyaalka ku guuleystaan, waxaa jirta taariikh badan, waana koox weyn oo aan tartanka laga saari karin.” ayuu yiri Pique.

“Madrid waxa ay heystaan wax aan caadi aheyn oo ah marka naftooda ay aaminaan inay soo laabasho aadan amini karin ay sameyn karaan.”

 

Laacib.net






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

6 Comments »

  1. Hayden November 13, 2017 at 11:54 pm -

    Hello just wanted to give you a brief heads up and let you know a few of the pictures aren’t loading correctly. I’m not sure why but I think its a linking issue. I’ve tried it in two different browsers and both show the same results.

  2. karaj November 16, 2017 at 2:37 pm -

    I’ve read a few good stuff here. Certainly worth bookmarking for revisiting. I surprise how much effort you put to make such a excellent informative web site.

  3. Arvind Pandit November 17, 2017 at 2:26 am -

    I came over here via a different web address on the subject of Arvind Pandit Kansas and considered I should check this out. I quite like the things I see so I am just following you. Looking forward to finding out about your site back again.

  4. bluestacks download for windows 10 November 18, 2017 at 6:55 am -

    You’re entirely correct. I really enjoyed reviewing this article and I will come back for more as quickly as possible. Our site is about bluestacks, you can check it out if you’re interested in that.

  5. opera mini for pc download November 18, 2017 at 5:09 pm -

    I frequently read your posts carefully. I am furthermore focused on opera mini download for windows 7, perhaps you could write about this at times. Cheers!

  6. 9apps for pc download November 18, 2017 at 7:44 pm -

    Hey there, you’re absolutely correct. I always go through your site content thoroughly. I am furthermore curious about 9apps new games, perhaps you could discuss that occasionally. See you.

Leave A Response »