Lampard Waa Ka Tagi doonaa Chelsea Xagaaga Waxaa Xaqiijiyay Wakiillkiisa

Faarax January 7, 2013 Comments Off
Lampard Waa Ka Tagi doonaa Chelsea Xagaaga Waxaa Xaqiijiyay Wakiillkiisa

Blues Ciyaariyahankeeda Qadka dhexe Wakiilkiisa ayaa Xaqiijiyay Inaan loo soo bandhigi doonin Cusboonaysiinta Qandaraaskiisa oo dhacaya Xagaaga Frank Lampard looma soo bandhigi doono Qandaraas Cusub oo Chelsea uu ku sii joogo waxaa Xaqiijiyay Wakiilkiisa.


34 Jirkan oo dhaliyay Goalkiisi 10aad isagoo Naqday Blues Record keeda Goaldhalinta dhamaadki usbuuca Waxaa raba Kooxaha Sida La Galaxy, Lazio, Manchester United

Si Walbaba Lampard Wakiilkiisa Steve Kutner ayaa shaaciyay in Ciyaariyahanka Dalka England loo sheegay inti lagu guda Jiray December Club World Cup sideedaba Inuu ka Tagi doono Kooxda ah Horiyaalka Qaarada Europe Xagaaga

Xubin Sare oo ka Tirsan Chelsea ayaa u sheegay Frank gudaha Dalka Japan inti Lagu guda Jiray Club World Cup ka dibna aniga ayaa Mar kale dib Laygu Xaqiijiyay Ka dib Guushii Everton Mana Jiraan Wax loo soo bandhigi doona oo Heshiis cusub ah oo uu ku sii joogayo Kooxda Kutner ayaa sidaa u sheegay Daily Mirror Tan iyo Markaas Ma Jiraan Wax is badelay

Frank waa inuu aqbalaa Taas wuxuuna doonayaa inuu sii Wado Ciyaarista Kubada Cagta Chelsea si uu ugu dhameeyo Xili Ciyaareedka Guulo Kooxda uu Jecelyahay

Lampard ayaa ka soo Muuqday in yar Xili Ciyaareedkan Dhaawac Dartiis Laakiin Rigooradi uu dhalshay kulanki Chelsea 5-1 ay kaga Adkaatay Southampton Wareegi Sadexaad ee FA Cup ki Axadi ayaa ahayd Goalkiisi Todobaad 17 Kulan wuxuuna ka dambeeyaa Kaliya Fernando Torres iyo Juan Mata Blues Goaldhalinteeda

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Comments are closed.