Maxuu Ku Sabsanyahay Shirka Odayaasha Dhaqanka ee Mudug ay Ku Leeyihiin Galdogob Maxase looga Hadlaya ? (Dhagayso)

Faarax January 2, 2013 Comments Off
Maxuu Ku Sabsanyahay Shirka Odayaasha Dhaqanka ee Mudug ay Ku Leeyihiin Galdogob Maxase looga Hadlaya ? (Dhagayso)


Gudoomiyaha Degmada Galdogob Cabdulahi Siciid Kaytoon oo u Waramay Warbaahinta Gudaha ayaa Sheegay in Kullanka uu Ku Sabsanyahay ka wadahadalka Nabadda, iyo Isfahanka Gobalka iyago u Gudbaya Puntland.
Halkudhiga Shirkaan ayaa lagu sheegay (Shir Nabadeed).
Waxaa Jiray Warar laysla Dhexmaraya oo Tilmaamayay in Shirka Xogga lagu Saari doono qodobo ay Kamid yihiin Wakhtiga Kala Guurka Puntland, Laakin Gudoomiyaha Galdogob ayaa Taas Beniyay oo Sheegay in Arrimahas usan ku Sabsanayn.
Kullanka axaa Isimadii ka qaybgalay Kamid ahaa Islaan Bashiir Islan Cabdulle oo Kaid ah Isimada Puntland waaana uu Furmay 1-di Bishaan iyadoo Ila Berina la filayo inay Qodobo Muhim ah ka oo Baxaan.
Haddaba qabka uu Shirka Ku socdo iyo Halka uu Marayo ka Dhagayso Waraysi ay la Yeelatay Idaacadda Daljir Mr Keyton oo Galdogob Duq Degmo ka ah wahtigaan

 

 

Cabdulaahi Siciid Kaytoon Gudoomiyaha Dagmada Galdogob (1)

 

Raad Raac News Gaalkacyo

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com