Prof. Maxamed Jamac Salaad oo Booqasho ku Maraya Denmark ayaa Jaaliyadda Puntland uga Warbixyay Xaaladihii ugu Dambeeyey ee Arrimaha Cafimaadka Degnada Puntland (Daawo)

Faarax January 31, 2013 0
Prof. Maxamed Jamac Salaad oo Booqasho ku Maraya Denmark ayaa Jaaliyadda Puntland uga Warbixyay Xaaladihii ugu Dambeeyey ee Arrimaha Cafimaadka Degnada Puntland (Daawo)


Waxaa taariikhdu markay ahayd 24.01.2013 magaalada Copenhagen ee Denmark booqasho ku tagay Prof. Mahamed Jamac Salaad, oo Kamid ah Dhakhatiirta Sare ee Soomaaliya iyo Geeska Afrikaba, Intuu joogay wuxuu la kulmay  jaaliyadda Puntland ee ku nool Denmark.

Kulankaas ayuu  Prof. Salaad soo jeediyay warbixin dheer iyo xogwarran ku saabsan xaalad-caafimaadka guud ee dowladda Puntland ee Somalia, Sida ay markii hore ahayd iyo isbaddalka ku dhacay, Wuxuu xusay halka iyo sida uu u bilaabay hawlahiisa, Isagoo tusaale u soo qaatay sida uu markii hore ku sugnaa isbitaalka Gaalkacyo iyo sida uu maanta yahay, iyadoo gobollada Soomaaliya looga kala yimaado.

Dhinaca kale, wuxuu Prof. Salaad ka hadlay waxtarka caafimaad ee ay beey’adu leedahay iyo sida ay Puntland ugu badan tahay.

Ugu dambaystii, wuxuu jaaliyadda ku boorriyay inay kaalin wax ku ool ah ka qaataan horumarinta Puntland.

Haddaba Daawo Sawira iyo Filim Arrimahaas ku sugan.

SONY DSC

 

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

 

 

 

Daawo Video Booqashada ku Saabsan

 

Farah Yassin Osman

Fyok78@hotmail.com

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com