Sida ay Mas’uuliyiinka maamulka Degmada Afgooye ayaa warbaahinta u sheegayn gaadiid ay ku xirnaayeen waxyaabaha qarxa ayaa la doonayey in qaraxyo ismiidaamin ah looga sameeyey ay maanta ku qabteen Shabeelaha Hoose gaar ahaan degmada Afgooye.
Qaraxyadan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa la doonayay in laga geysto Magaalada Muqdishi waxaana la sheegay in lagu fashiliyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose,siday sheegeen masuuliyiinta degmadaasi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in Gaariga qaraxa sidey la sheegay in lagu qabtay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose halkaasi oo la doonayay in lala soo aado magaalada Muqdisho ,si qaraxyo loogu geysto.
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —












Comments are closed.