Soomaali Qaraxyo lagu eedeeyay oo lagu qabtay Magaalada Mombasa

Faarax January 3, 2013 Comments Off
Soomaali Qaraxyo lagu eedeeyay oo lagu qabtay Magaalada Mombasa


Sida uu wariyayaasha u sheegay Taliyaha Saldhigga Waqooyi ee ciidamada Police-ka Mombasa ciidamadiisa ay ka hortageen weeraro qaraxyo ah oo kooxo argagixiso ah ay geysan lahaayeen “ waxaan ka hortagnay qaraxyo la doonayay in magaalada laga fuliyo xiligii Ciida Kirismaska, iyo habeenkii sanadka cusub “ ayuu yiri taliyaha Booliska Mombasa Aggery Adoli.

Taliyaha ayaa intaasi ku darey  Guri ku yaala Magaalada Mombaasa laga soo qabtay rag Soomaali ah oo waxyaabo qarxa ku diyaarinayay si ay qaraxyo u geystaan Kirismaska sida uu sheegay Taliyaha.

Waxaa La sheegey in Ragga Afarta ah ee lasoo qabtay Baaritaano ku socdaa si hadii cadeymo lagu helo Maxkamad loosoo taago waa sida uu hadalka u dhigey taliyaha Ciidanka Policeka.

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com