War Culus: Wenger oo Suuqa kala iibsiga ka Xertay David Villa

Faarax January 31, 2013 0
War Culus: Wenger oo Suuqa kala iibsiga ka Xertay David Villa


Tababaraha Arsenal Arsene Wenger  ayaa xaqiijiyay iney dhimatay  wax walba oo ku saabsan David Villa iney kala soo wareegaan Barcelona.

Sidoo kale Wenger ayaa sheegay ineysan Ciyaaryahan kale aysan ka dooneynin Maalinta ugu dambeysa ee Suuqa kala iibsiga oo saqda dhexe ee  Caawa ku eg.

Iyadoo difaaca kooxda uu hooseeyo ciyaartii 2-2 ee liverpool ay la galeen Xalay ayaa hadana waxaa uu tababaraha kooxda Arsenal uu ugu baaqay taageerayaasha kooxda inay Aaminaam xidigaha haatan u jooga.

“Waxaan aaminsanahay in ciyaartoydeena ay yihiin kuwa Level Sare jooga”sidaas waxaa uu yiri Wenger Ciyaartii Xalay kadib.

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Leave A Response »