Anu eegno Xidigaha Fasaxa ah ah 20-ka kooxood ee horyaalka Dalka Ingiriiska, ee iyagu qandaraaskooda dhamaaday, waxana ka soo muuqan doono ciyaartoy badan oo caan ah isla markaana magac weyn ku leh horyaalkan Premier League ee caalamka loogu daawashada badan yahay
MANCHESTER UNITED: Rio Ferdinand, Paul Scholes, Ryan Giggs
MANCHESTER CITY: Kolo Toure, Richard Wright
ARSENAL: Theo Walcott, Andrey Arshavin, Sebastien Squillaci, Emmanuel Frimpong, Lukasz Fabianski
ASTON VILLA: Richard Dunne, Andy Marshall, Eric Lichaj
EVERTON: Phil Neville, Sylvain Distin, Jan Mucha
CHELSEA: Frank Lampard, Ashley Cole, Florent Malouda, Paulo Ferreira, Hilario, Ross Turnbull
TOTTENHAM: William Gallas, Carlo Cudicini
EVERTON: Phil Neville, Sylvain Distin, Jan Mucha
FULHAM: Mladen Petric, Damien Duff, Mark Schwarzer, Chris Baird, Philippe Senderos, Mahamadou Diarra, Giorgos Karagounis, Brede Hangeland, Neil Etheridge
LIVERPOOL: Jamie Carragher, Doni
NEWCASTLE: Steve Harper, Xisco, Danny Simpson
NORWICH: Elliott Ward, Marc Tierney, Simeon Jackson
QPR: Kieron Dyer, Brian Murphy, Clint Hill, Shaun Derry, Radek Cerny, Ryan Nelsen
READING: Stuart Taylor, Ian Harte, Brynjar Gunnarsson, Noel Hunt, Jay Tabb, Alex Pearce, Simon Church
SOUTHAMPTON: Frazer Richardson, Richard Chaplow, Danny Butterfield, Artur Boruc, Jason Puncheon
STOKE: Michael Owen, Matthew Upson, Carlo Nash, Rory Delap, Dean Whitehead, Ryan Shotton
SUNDERLAND: Titus Bramble, Louis Saha, Matt Kilgallon, Fraizer Campbell
SWANSEA: Gerhard Tremmel, Luke Moore, Dwight Tiendalli, Mark Gower
WEST BROM: Boaz Myhill, Marc-Antoine Fortune, Steven Reid, Zoltan Gera, Goran Popov, Chris Brunt, Gonzalo Jara, Luke Daniels, Yassine El Ghanassy
WEST HAM: Jussi Jaaskelainen, Gary O’Neil, Freddie Piquionne, Winston Reid, Joey O’Brien, Carlton Cole
WIGAN: Maynor Figueroa, Callum McManaman, Franco Di Santo, Albert Crusat, Piscu, Mike Pollitt, Ronnie Stam, David Jones, Emmerson Boyce, Antolin Alcaraz
Dhamaan CIyaartoydaan u kala ciyaarta kooxahan kala duwan waa kuwa free ah ama fasax ah isla markaana ku biiri kara naadigii ay doonan hadii ay naadiyadooda rabaana ay heshiis ka saxiixan karaan hadii kalana ay iska fasixi karaan oo ay ku biiri karaan naadigii ay doonaan, walo kuwa qaar ay diidan yihiin in kooxahooda ay heshiis u saxiixaan.
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —












Comments are closed.