Sawiro laga soo qaaday Maleeshiyada Kooxda Alshabaab ayaa dhawaan la soo bandhigay ayagoo duurka ku jiro oo aan la aqoon halka ay joogaan waxaana la arkayaa ayagoo wajiyo duuban oo dhoola tus sameynayo.
Hadaba Aqristoow ma is lee dahay Waqtigii Kooxda Alshabaab wuu soo dhamaaday oo waa la wayay Maleeshiyadii tira badneyd ee Kooxdaasi ee dagaalka kula jiray Ciidmaada Dowalda iyo kuwa Amisom.





|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —











