Xildhibaan Puntland ah oo Dowladda Dhexe Ee Soomaaliya ku Edeyay Jibinta 24 Qodob oo Dastuuri ah.

Faarax January 9, 2013 Comments Off
Xildhibaan Puntland ah oo Dowladda Dhexe Ee Soomaaliya ku Edeyay Jibinta 24 Qodob oo Dastuuri ah.


 

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Jaamac (QuraanJecel) oo Kamid ah Barlamanka Puntland ayaa Sheegay in Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ay Wakhtigaan Jebisay ilaa 24 Qodob oo Dastuuri ah Kuwaaso uu sheegay in Badankood ay Yihiin kuwa ula Kac loo Jebiyay.
Xildhibaanka oo soo saaray Qoraalo aad u Faahfahsan ayuu ku Tilmaamay in Dalka Wakhtigaan uu ka Gudbay Kali Talis isagoo xusaya qodobada Waxa ay yihiin iyo sida loo Jebiyay.
Hoos ka Ahkriso Warbixinta Xildhibaanka iyo Qodobada la jebiyay waxa ay yihiin.

 

 


|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Comments are closed.

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com