Culimada Al-Ictisam Oo Maanta Bayaan 10 Qodob ah ka Soo Saaray Magaalada Garoowe Al-shabaabna ku Edeyey Dilkii Sheikh Cabduqaadir Nuur Faarax (Dhagayso-Daawo)

Faarax February 19, 2013 0
Culimada Al-Ictisam Oo Maanta Bayaan 10 Qodob ah ka Soo Saaray Magaalada Garoowe Al-shabaabna ku Edeyey Dilkii Sheikh Cabduqaadir Nuur Faarax (Dhagayso-Daawo)



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

 

Kulan ay Maanta Saxaafadda ugu Qabteen Garoowe Guddiga Fulinta ee Culimada Al Ictisaam ayay ku soo Bandhigeen ilaa 10 Qodob oo Badankood ay ku Cambareynayeen Al-shabaab.

Ujeedka qabashada Shirkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay ka dib markii uu soo gaba gaboobay kulamo ay maalmihii ugu dambeeyay Garowe ku lahaayeen Jammeecada Al-Ictisaam kaasi oo looga arinsanayay dilkii dhawaan loo geystay Shiekh Cabdulqaadir Nuur Faarax.

Culimada ayaa Bulshada ugu Baaqday inay ka fogadaan al-shabaab, waxayna sheegen inan loo anayn Dadka Falalka u Fulinaya Qabil ama deegan.

Culimada ayaa sheegtay inay qabanayaan Kulan Cilmi Baaris ah ka hor Shirka ay iclaamiyeen Wixii Cilmi Barista ka soo Baxdana uu ka duuli doono shirka Guud ee ay sheegeen in la qabanayo.

Kullanka ayaa waxaa Goob Joog ka ahaa Qaar Kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo u yimid Aaskii Sheikh Cabduqaadir Nuur Faarax garoowe

Haddaba Hoos Ka Dhagayso Dahaamna Qodobadaas iyo Qodobo kaloo Badan oo Culimada ay ka Hadleen waxaana Bayaanka akhrinayay Sheikh Axmed Cabdisamad oo ah Gudoomiyaha Guddiga Fulinta Jamceeda Al-Ictisaam.

Culimada

Daawo Sawirada Culimada Maanta Qabatay Sirka Jaraid.

Soon1

soon6

Soon3

soon4

soon5

Raad Raac News Desk Garoowe

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Leave A Response »