Ergo Aad u fara Badan Oo Maanta maxkamadeynta Wariye Koronto goob joog ka noqoneysa

Faarax February 2, 2013 0
Ergo Aad u fara Badan Oo Maanta maxkamadeynta Wariye Koronto goob joog ka noqoneysa


Wariyaha maxkamada uu kasoo muuqan doono waxaa goob joog ka sida la qorsheeyey ka noqonaya xubno udooda xuquuqul insaanka oo ka socda Dalka Mareykanka islamarkaana ay sheegeen inay taageeri doonaan wariyaha.

Sidoo kale waxaa maxkamada la sheegay inay kor joogto ka noqon doonaan ururo udooda Saxaafada Caalamka iyo mida Somalida waxaana jira wariyeyaal iyaguna la safan doona difaaci doonaana wariyaha C/casiis koronto.

Waddamada Caalamka gaar ahaan kuwooda la socda kiiska loo heysto wariyaha  ayaa indhaha la raacaya go’aanka ay qaadan doonaan maxkamada gacanta ku heysto eedeynta loo heysto wariye C/casiis Koronto.

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com