Fantisye Sannadeedka Barazil oo si ka Duwan Sannadihi hore loo soo Bandhigay (Sawiro Daawo)

Faarax February 13, 2013 0
Fantisye Sannadeedka Barazil oo si ka Duwan Sannadihi hore loo soo Bandhigay (Sawiro Daawo)


 

Dalka Brazail waxaa lagu qabtay Fantasyihii ugu weynaa inta la xasuusto Dunida lagu qabto iyadoona ay kasoo qeyb galeen dadweyne fara badan oo Brazil u dhashay iyo kuwa kale oo Caalamka ka kala yimid.

Fantasyahan ayaa in tii uu socday waxaa lagu soo bandhigay Ciyaaro iyo Muuqaalo layaab leh iyadoona la tilmaamay in Fantasyahan uu ahaa kii ugu Weynaa Dunida ee la qabto soona jiita indhaha Caalamka.

Waxaa kasoo Qeyb galay Fantasyahan Dad kor u dhaafaya Shan Malyan oo Qof kuwaa oo halkaasi kusoo bandhigay waxyaabo kala duwan oo cajab galiyay dadkii daawanayay Fantasyaha.

Dhaqamada Asia iyo kuwa soo jireenka ee Dalkaasi Barazil ayaa Hareeyey Goobaha Fantisyada kaaso Sannadkiiba Mar la qabto.
























|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —







Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com