Gaariga ugu Dheereya uguna Qaalisan Dunida oo Waddan Kamid ah Carabaha lagu soo Bandhigay (Daawo Sawirada)

Faarax February 11, 2013 0
Gaariga ugu Dheereya uguna Qaalisan Dunida oo Waddan Kamid ah Carabaha lagu soo Bandhigay (Daawo Sawirada)


 

Muwaadin Carbeed ayaa soo bandhigay Gaariga ugu qaalisan Dunida , Gaarigan ayaa la sheegay in qiimahiisu uu gaarayo 3.4 malyuun Doollar ka Maraykanka ah .

Gaarigaa ayaa leh astaamo gaar ah oo aad ka arki dontaan sawirada Xawaarahiisuna waxaa uu ku jari karaa 60 mayl 2.7  ilbiriqsi , waxa uuna yahay mid kamid ah Gawaarida ugu qurxoon ee xiligan Dunida laga isticmaalo.

Goobta lagu iibinayo gaarigan ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Milyineero lacago badan heesta kuwaa oo doonaya in gaarigaasi eegaan hadii uu anfacana iibsadaan.

Kaddib Marki la arkay in Carabta ay Dhaqaalo badan haysato isuguna faanan Baburta ayaa Sannadkasta waxaa loo Iibkena Malaayiin Babur oo Markaas Gacanta laga qaaday ama la soo saaray.













 

vvvvvv

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —







Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com