Gabar Weriye ah oo ka Xishoodsiisay Rasisulwasare ay Waraysanaysay Kaddib Marki ay Soo Xiratay……..DAAWO SAWIRADA

Faarax February 1, 2013 0
Gabar Weriye ah oo ka Xishoodsiisay Rasisulwasare ay Waraysanaysay Kaddib Marki ay Soo Xiratay……..DAAWO SAWIRADA


 

R/wasaaraha dalka Serbia, Ivica Da?i?, ayaa waxaa ka soo haray xishood iyo amakaag kadib markii haweeney wariya ah, hasa yeeshee ugu tala gashay in ay ka xishoodsiiso ay wareysi ka qaaday ay uga wareysaneyso siyaasada gobalka bolkaniska ee Serbia ay kamid tahay.

Gabadha oo aheyd mid soo jiidasho leh ayaa daqiiqad kahor waxa ay iska soo bixisay Hoos hashigeedii iyada oo wadata dhar gaaban oo cowradeeda aan dabooli Karin, waxa ayna lugaha isu saaratay si isdhaaf ah si ay u darensiiso in aysan kastuuma wadan wax taxadar ahna aysan siineyn dharka.

Filimka lasoo bandhigay ayaa marka hore waxa uu ku bilaabanayaa wariyaasha oo isweydiinaya qaabka ay uga xishoodsii karaan Ivica kadibna waxa kuxiga gabdha wareysiga qaadeysa oo kastuumada isaga siibeysa qol gaar ah oo aan aheyn qolkii ay wareysiga ku qaadeysay.

Markii uu R/wasaaruhu soo galay ayeey salaan kuboobtay iyada oo kadibna labada garab ka shumisay intii asyan su’aalaha kubilaabin.

Su’aasha ugu horeysa marakii ay weydiisay ayeey bilaawday in ay lugaha si isdhaaf ah isu saarato si ay u soo baxdo barideeda, arintaas waxa ay dhoola cadeyn ka keentay Ivica Da inkasta oo uu doonayay in uu isqariyo.

pr_4

pr_1

pr_3

pr_2

pr_5

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Leave A Response »