Hawada Bejing ee Shiinaha oo Wasaqowday iyo Dadka oo Hawa Nadiif ah Gadanaya (Daawo)

Faarax February 3, 2013 0
Hawada Bejing ee Shiinaha oo Wasaqowday iyo Dadka oo Hawa Nadiif ah Gadanaya (Daawo)


Caasimada Dalka Shiinaha ee Bijiin ayaa Hawada nadiifka ah ee neefsashada loo qaato waxaa ay noqotay mid wasaqeysan , taasi oo keentay in malaayiin ruux ay ku fakaraan in ay iibiyaan hawada Nadiifka ah ee Oxajinnta laqaato.

Gasacado u eg Kuwa cabitaanada gaaska leh ayaa waxaa lagu soo cabeeyay hawo nadiif ah , waxaa laga yaabaa in aad arintaan layaabtaan wax aan dhacikarina ay idinla noqoto, hase ahaatee Dalka Shiinaha ayaa hada si weyn looga iibsadaa hawada Gasacadaha ku jirta.

Shiinaha waa dal ku hormaray Warshadaha waxa uuna dalkaasi dhibaato xoogan ku qabaa qiiqa iyo waxyaabaha hawada wasaqeeya ee mar walba hawada gala taas ee cabasho xoogan ka keeneen Shacabka Shiinaha oo halis ugu jira in waxyeelo kala kulmaan Hawada Wasaqeesan.

Balse arrintaan ayaa waxaa ku fekeray inay Lacag ka sameyaan Shirkado Sharabka ka Ganacsan jiray oo Hawa ilaa 30 Grm ah ku soo Cabeeya Gasacado Farsamaysan oo qofka uu u qaadan Karo Hawo ahaan xili Kasta, iyadoo Dadkana ay qaadanayaan Hadba intii ay doonaan, waxaana shirkadaahaasi ay ka muuqanayaan wadooyinka Bejing iyagoo Naadinaya Hawa Nadiif ah.

Dawo Sawirada.

fresh_air_for_sale_in_china2

fresh_air_for_sale_in_china3

fresh_air_for_sale_in_china4

fresh_air_for_sale_in_china5

fresh_air_for_sale_in_china6

fresh_air_for_sale_in_china7

fresh_air_for_sale_in_china9 fresh_air_for_sale_in_china10

fresh_air_for_sale_in_china11 fresh_air_for_sale_in_china12

fresh_air_for_sale_in_china13

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com