Dabley hubeysan ayaa maanta bartamaha Boosaaso ku Dilay mid ka mid ah isimada Puntland. Kuwaada ku sugan Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Ganacsiga Ee Puntland
Alaha u naxariistee kooxahan hubeysan ayaa rasaas la dhacay Suldaan Muuse Faarax muuse iyadoona dilka kadib ay baxadseen kooxihii ka dambeyay waxaana la ogeyn jidka iyo jihada ay u baxsadeen
Ilaa iyo iminka lama yaqaan cida ay ahaayeen kooxaha dilka u geystay Suldaan Muuse Faarax Onkod, iyo sababahay loo dilay isinkan.
Mar jiraan warar ka soo baxay laamaha Amaanka oo ku aadan filkan dilka ah ee ka dhacay Bartamaha Boosaa
Wixii Faafahin kala soco raadraaacnews hadii eeba idom
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —







