Qof Rayid ah oo Qoorta laga Jaray ayaa Saakay lagu Arkay Deegaanka Buqa Qable

Faarax February 23, 2013 0
Qof Rayid ah oo Qoorta laga Jaray ayaa Saakay lagu Arkay Deegaanka Buqa Qable


Sida ay Noo xaqiijiyeen dadka Deegaanka waxaa Saakay ay dadka reer Buqa Qable ay ku waabariisteen Qof Meyd ah oo Qoorta ka Go’an

Dadka Shacabka ee deegaanka Buqa Qable ay warbaahinta u Xaqiijiyeen in uu Ruuxa ahaa Nin rag oo la sheegey in uu ahaa Dhaqtar kaasi oo ka yimid Caasiamda Gobolka Hiiraan ee magaalada Baledweyne

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com