Shaashadii Daawashada ee Ugu weyned Dunida oo la soo Bandhigay Haddaba Xagge la dhigi kara (Daawo)

Faarax February 2, 2013 0
Shaashadii Daawashada ee Ugu weyned Dunida oo la soo Bandhigay Haddaba Xagge la dhigi kara (Daawo)


Shaashada Telefishin kii ugu weynaa ayaa dhawaan lasoo bandhigay waxa uuna Cabirka Telefishinka uu yahay 201 inch, waxaa xajmiga ama Culeeska Tv-gan uu yahay mid aad u weyn taasi oo aan suura gal ka dhigaynin in lagu istcimalo Qololka yar yare ee Caadiga ah.

Shaashadaan Cusub ayaa waxaa lagu kala iibsanayaa lacag dhan 414 kun oo Gani taasi oo ah lacag u dhiganta in lagu iibsado 4 ka mida Gawaarida Borsh 911 ee qaaliga ah.

Shirkada Soo saartay Shaashadaan talafashin ayaa shaacisay in uuu ku wanaagsan yahay in la dhigaa goobaha Hoolalka waaweyn ee dadka faraha badan isugu yimaadaan .

Naqshadaynta Shasahdaan iyo samaynteeda ayaa waxaa gacan ka gaystay shirkada Baabuurta Borch waxaan lasameeyay ila iyo hada 725 kun oo xabo Iftiinkeeda ayaa aad u sareeya iyada oo muuqaalda ka dhigaysa mid waadax ah .

Goobaha sida weyn looga istcimali doonao Shaashada Telefishinkan Cusub ayaa ka mida xarumaha talafashinada iyo goobaha shirarka waaweyn lagu qabto.

led1

led2

led3

led4

 

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com