Siyaasinta Dhanka Mucaradka ee Puntland oo Shir Jaraid ay ku Qabteen Bosaso kaga Hadlay Arrimaha Puntland iyo Waxyabaha ay Dhaliilsanyihiin (Dhagayso)

Faarax February 5, 2013 1
Siyaasinta Dhanka Mucaradka ee Puntland oo Shir Jaraid ay ku Qabteen Bosaso kaga Hadlay Arrimaha Puntland iyo Waxyabaha ay Dhaliilsanyihiin (Dhagayso)


 

Talaado 5 February 2013 Bosaso-  Golaha Samatabixinta Puntland oo Dhowaan lagaga Dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo isla Markaana ay ku Midaysanyihiin Siyaasin horay Xilal uga soo qabtay Puntland Balse Iminka diidan Siyaasadda Madaxda Talada Haysa iyo in Maamulka uu ku Darsaday 1 Sanno ayaa Maanta Shir Jaraid ay ku qabteen Magaalada Bosaso, waxaana ay ka hadleen xaaladda Puntland, Mudaahraadkii Bosaso ka dhacay iyo Mowqifkooda waxa iska beddalay Mar haddii Madaxweyne Faroole uu ku darsadey 1-ki Sanno ay ka Doodayen Isla Markaana ay Socdaan Nidaamyadii Axsaabta oo aysan ku Qanacsanayn dhankooda sida ay wax u socdaan.

Xubnaho ka Tirsan Golahaan ayaa Manta abaabulay Dibadbaxyo ay kaga soo Horjeedan sida ay Isimada uga Amuseen arrimihii ay ka Qayliyen Isla Markaana aysan haqanka marnaba ka hadalin wayabaha ay dooda ka qaban iyo Cidda adan.

Ragga Hadlay waxaa Kamid ahaa

Gen Cabdullahi Siciid Samatar Hoos ka Dhagayso Codkiisa.

Gen-Samatarok

Eng.Cabdirisaaq Xuseen Gacayte Hoos ka Dhagyso Codkiisa

Eng-Cabdirisaaq-Xuseen-Gacayte

Col. Cabdicasiis Sicid Gacamey Hoos ka dhacayso Codkisa.

Col Cabdicasiis-Saciid-Gacmey

 


|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

One Comment »

  1. jibriil qoobey February 6, 2013 at 6:22 am - Reply

    samatar waxa u raadianayya waa xarig marka talabaao adag wa ain laga qaada aisaga iyo faashiliintiisa siyaasada ku fashilmay ee ceebaysan rabana in ay pl dib u celiyaan oo shacabka pl isksu diraan

Leave A Response »

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress