Suarez: “Liverpool xataa hadii ay u soo bixi weyso Champions League waan sii joogaa waa kooxda Riyadayda”

Faarax February 1, 2013 0
Suarez: “Liverpool xataa hadii ay u soo bixi weyso Champions League waan sii joogaa waa kooxda Riyadayda”



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

 

Luis Suarez oo baxshay waraysi ku aadan Liverpool ayaa mar la weydiiyay inuu ka tagayo Liverpool hadii ay u soo bixi weyso Champions League ku jawaabay

Waan sugi doonaa oo aan arki doonaa dhamaadka xili ciyaareedka waan arki doonaa sida aan samayno wuxuu yiri ma aqoonsan karno ilaa iyo markaas sida aan samaynayno iyo halka booskeenu yahay marka waxaan diyaarinayaa inaan sugo ilaa waqtigaas

laakiin waxaan rabaa inaan dhaho hada hadii aad rabto inaad ogaato waxa igu dhici doona hadii anaku aanan u soo bixin Champions League ka dib waxaa dhahaa tan waxaan qandaraas kula joogaa Liverpool halkan aad ayaan ugu faraxsanahay waana joogi doonaa

Suarez ayaa ahaa canug ku ciyaari jiray PlayStaion isagoo maamulaya Liverpool marki dib loogu naqdo gurigiisi South America waa canug kaasoo ay u rumowday Riyadiisi laba sano oo uu joogay Anfield ayuu saftay 84 kulan wuxuuna dhalshay 43 Goals 26 jirkan

 ciyaro.net

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »