Xaalada Deegaanka jalaane oo Dagan iyo Ciidamada AMISOM oo ku Sugan

Faarax February 21, 2013 0
Xaalada Deegaanka jalaane oo Dagan iyo Ciidamada AMISOM oo ku Sugan



style=”display:inline-block;width:160px;height:600px”
data-ad-client=”ca-pub-6443843021760065″
data-ad-slot=”5949012579″>

Degmada Janaale ayaa degan kadib markii ay dagaal ku Qabsadeen ciidamada Isbaheysanaayo AMISOM iyo Dowlada Soomaaliy meesha si Xoog ah loogu Saaray ururkii Horay ugu Arimi Jiray ee Al-shabab.

Maalintii Dhaweyd ayey aheyd markii Ciidamada Huwanta ay weerar Culus ku Qaadeen oo ay kula wareegeen xaalada Guud ee Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Guud ahaan deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa si Buuxda ula Wareegey Guud ahaan Deegaanka Janaale balse waxaa Weeraro Goos goos ah, Afhayeenka hawlgalada Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in dagaal Rogaal celis ah ay ku Qaadeen Ciidamada la Wareegey Deegaanka Janaale kuwaas oo gudaha u galay sida uu sheegay fariisin ay deegaanka Jannaale ku lahaayeen ciidamada AMISOM ay halkaas ku gaarsiiyeen Jab xooggan wuuxuuna tilmaamay iney u gesyeen dhibaato baaxad leh sida  uu sheegay.

 

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »