Xaflada lagu xusayay sanad guuradii 43 aad ee ka soo wareegatay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Garowe lagu qabtay (Sawiro)

Moos Bukeeni February 23, 2013 0
Xaflada lagu xusayay sanad guuradii 43 aad ee ka soo wareegatay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Garowe lagu qabtay (Sawiro)


 

Xafladan oo ay ka qeybgalleen madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen-Cabdisamad Cali Shire oo ay wehliyeen qaar ka mid ah xubanaha golaha Wasiirada Puntland,saraakiisha ciidanka,iyo quburo ka socday xafiiska UNDP Garowe ayaa lagu qabtgay xarunta cusub ee taliska ciidanka Asluubta Puntland ku leeyahay dulleedka dhinaca waqooyi ee magaalada Garowe.

Qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada Puntland ee ka qeybgalay dabaal dega xaflada 43 guuradii aas aaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hoosta ka xariiqay in ciidanka A   sluubta Puntland la kowsadeen dhismihii Maamulka Puntland ee sanadii 1998dii.

Taliyaha guud ee ciidanka Asluubta Puntland Gen-Cali Nuur Cumar Saalax oo goobta ka hadlay waxaa uu ka waramay ahmiyada weyn ee ay ugu fadhido in maanta oo kale la xuso,

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ayaa hambalyada munaasabada maalinta ciidanka Asluubta sheegay in ay dowlada Puntland dadaal ugu jirto sidii lagu hormarin lahaa ciidanka Asluubta Puntland oo marxalado kale duwan soo maray.

Sanad waliba marka la gaaro xiligan oo kale ayaa meelo badan oo ka mid ah magaalooyinka dalka Soomaalia lagu qabta xaflada lagu xusayo maalinta qiimaha ugu fadhido ciidanka Asluubta Soomaaliyeed,.

Daawo Sawirada Xaflad.

Raadraacnews.

Puntland

 

2

 

 

3

1 oohh

 

4

5

6

 

7

 

9

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Leave A Response »