Inkastoo Dadka Reer Galkacyo ay Dhuxusha u’adeegsadaan Nolalal Maalmeedkooda Hadana Waxaa Suuqyada Galkacyo Dhex Ceegaaga Dhuxul Farabadan oo Ganacsi Ahaan u taal taasi oo laga keeno dhulka miyiga ah ee Deegaanada Galmuudg
Maamulka Galmudug oo ka arimiyia dhulka dhuxusha laga soo gura ayaa dhowrjeer soo saaray Digniino ka dhan ah Jarista Dhirta Qoyan ee loo adeegsado dhuxusha taasi oo lasheegay in ay tahay Xaalufinta Dhulka Isla Markaana uu Maamulka Galmudug ku Dhawaaqay In La Ganaaxi doono shaqsigii iyo Gaadiidkii Lagu Qabto Isagoo Wada dhuxul Doonayana in Uu beec geeyo.
Amarkii Ka Soo Baxay Maamulka Galmudug ee ku aadan joojinta Jarista Dhirta Qoyan ee Laga Sameeyo Dhuxusha Hadana Waxaan Amarkaa Dhag jalaq u Siin Dadka ka Shaqaysta Dhuxusha Kuwaa Oo Maalin Kasta soo galiya Magaalada Gaadiid sida Dhuxul kuwaa oo u Ka Soo Daabula Deegaanada Galmudug Una Beecgeya Suuqyada Magaalada Galkacyo Iyo Gobalada Kale ee ku Xeeran.
Ka Ganacsiga dhuxusha Laga keeno deegaano hoostaga Galmudug ayaa ahaa Mid Caadiyan ay bulshadu u Isticmaali Jirtay Balse waxaa Arinkaa Ku tilmaamay Xalufin Deegaan Maamulka Galmudug inkastoo Uusan arinkaasi Noqon Mid hirgalay.
Raadraacnews office Gaalkacyo
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —









