Maamulada Dalka Qaar oo ka Soo Horjeestay Go’aankii QM

Faarax March 7, 2013 0
Maamulada Dalka Qaar oo ka Soo Horjeestay Go’aankii QM


Qaar kamid ah maamulada Dalka Soomaaliya ka Jira ayaa si Wadajir ah ugu Soo Horjeestay In Soomaaliya laga Qaado Cunaqabateynta Hubka oo saarneyd Tan iyo Burburkii Dowlada Dhexe ee Soomaaliya 1992.

Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa kamid ahaa Maamulada Sida Ba’an u Diidanaa in Soomaaliya Soomaaliya laga Qaado Cunaqabateynta Hubka Waxayna ku Tilmaameen in ay Hubka Soomaaliya Loo Fasaxay uu Sababi Karo in uu Sii Huriyo Codaalada ka Jirto Soomaaliya.

Wasiir ku Xigeenka Soomaaliland oo la Hadlay Wabaahinta ayaa sheegey in Dowlada Soomaaliya ay Tahay Dowlada Federalka oo Jirto balse aysan wali u Awood u Heli Karin in ay Xakameyso.

“ Hadii laga Soomaaliya laga Qaado Cunaqabateynta Hubka waxaa suura Gal ah in Hubka oo Gaaro misana Gacanta u Golo Kooxda Dowlada la Dagaalnto ee Al-shabaab iyo Maleesiyaadka isku Haayo Gudaha Dalka” ayuu yiray Wasiir ku Xigeenka Maamul Goboleedka Soomaliland.

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »